Dhalinyaro kufsi geesatay oo lagu karbaashay Fagaare kuyaala Dhuusomareeb (Sawirro)

Waxaa maanta fagaare kuyaala magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug xukun karbaash ah lagula fuliyay labo nin oo dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay kufsi ka geesteen magaalada Guriceel. Maamulka Ahlu sunna ee magaalada Dhuusomareeb ayaa isugu yeeray dadka magaaladaasi in ay yimaadaan fagaare xukun karbaash ah lagula fulinayay labada nin ee kufsiga geestay. … Continue reading Dhalinyaro kufsi geesatay oo lagu karbaashay Fagaare kuyaala Dhuusomareeb (Sawirro)